Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Ha layga caawiyo helitaanka geedka (astragalus)?

(1/1)

Idilnuura:
Asc salaan ka dib diktoor waxan leeyahay han ah inan dawooyin u helo cudurada khatarta ah ayadoo la isticmaalayo dhitra dabiiciga ah aqoona waan u leeyahay xagga medicineka  markaa waxan sameeyay baadhitaan waxaan u baahnaa in layga caawiyo helitaanka geedka la yidhaa {astragalus} meelaha dhulka soomaalida laga heli karo iyo wadamada jaarka ah intaba hadii aad garanaysaan ii sheega fadlan.
waa geed faaiidooyin badan leh diktoor .

SomaliDoc:
Fadlan la xiriir qolodaan ku takhasustay dhirta soomaaliya iyagaa kaa caawin doono in geedkaan uu wadanka laga heli kaiyo iyo hadduu magac af-soomaali leeyahay: https://www.facebook.com/Dhirta-Soomaaliya-????????-??????-?????????-Somali-Flora-339566649479511/

Navigation

[0] Message Index

Go to full version