Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Biyo bax deg deg ah iyo awood yari?

(1/1)

Bilaal2016:
Asc Walal waxaan ahay Nin dhalinyaro ah ' oo mar dhow guursaday dhibka ugu Weyn oo i heeysta waa in Marka aan gacsado Guska uu yahay mid tabar yar oo jilcan oo awood aan laheyn mida labaad markaan xaaska u tago Oo aan afka u Saaro ama mar mar xoog KU geliyo biyo Ayaa soo booda ' arinkaas dhibaato Weyn ayeey igu heeysa ' mida kale xaaska uur MA qaadi kartaa mise biyo Haas waa kuwa daciif ah oo xaaska uur MA qaadi karto ' isoo jawaab wel wel BA an baa IgA haaya arinkaas

SomaliDoc:
Fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version