Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Kaluunku ma kiciyaa infections?

(1/1)

Kaltuun:
Asc dhakhaatiirta sharafta leh ee pagekan ku howlan bacda salaan waxaan rabay in layga jawaabo kaluunku ma kiciyaa infections quman ayaan leeyahy dhakhtaro badan aan la kulmay waxay i dhahaan basbaaska iyo barafka iska daa dhakhtar kalluun hadal haya maan arag marka kalluunka kwrn doctor
aad baad umahadsantihiin all

SomaliDoc:
Maya kalluunka ma kiciyo infekshan, haddii aad xasaasiyad ku qabtid borotiinka waa laga yaabaa in aad ku xajiimooto, kalluunka waxaa laga helaa faa'idooyin badan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7112.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version