Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Hilibka idaha iyo daawada?
(1/1)
Maxamedxaan:
Asc wll anigoo xanuunsan ayaan isticmaalay hilibka idaha iyo subagiisa marka xanuuni wax ma igataraa
haduusan wax iga tareyn sideen ula tacaalaa sideese dhiiggeyga uga saaraa idaha waan xanuun sanahay oo daawo ayaan ubahanahay waxaan dareemayaa in kaniiniga uu san wax muhiim ah uu san ii qawaneyn ama tayadiisa ay yaraato wxana idinka rajeynayaa jawaab wanaag san
SomaliDoc:
Ma ahan arinkaasi wax jira, fadlan akhriso qoraal aan kaga hadalnay idaha iyo daaweynta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version