Author Topic: Su'aal: Suboosto oo kaliya ma isticmaali karaa?  (Read 4304 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Diirshe

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Suboosto oo kaliya ma isticmaali karaa?
« on: August 16, 2016, 04:57:08 PM »
Asc Dr waad mahadsantihiin dr suboosto oo kaliya ma u isticmaali karaa xanuununka baabasiirta sidena loo isticmalaa maxaase dhibaato ah oo iga soo gaari kara hadaa suboobto kaliya u isticmaalo baabasiirta? thanks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Suboosto oo kaliya ma isticmaali karaa?
« Reply #1 on: October 13, 2016, 01:12:03 PM »
Daaweynta baabasiirka heerar ayay leedahay, waxay ku xiran tahay xanuunkaaga noociisa iyo heerka uu gaarsiisan yahay, fadlan daawo video-gaan oo aan ku faahfaahinayno xanuunka baabasiirka.

Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: