Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xumada caruurta xilliga ilkaha soo baxayaan?

(1/1)

Muni:
Salam ka dib doct alle ha ka abaal mariyo aqoonta aad u fa ideenaysid umada ka dib waxaa rabaa su aal la xidhiidhta caruurta waxan ahay hooyo haysata cunug 7bil jira waxaa usoo baxaya ilkaha sare shuban iyo xumad wuu leeyhy marka doct ilkaha markay usoo baxayaan caruurta xumada iyo shubanka ilmaha kortaankooga wax ma yeelayaan mida kle xumada caruurta wax ma udhimi karta caruurta maskaxdooda shukran

SomaliDoc:
Haddii ay cilladu tahay ilkaha soo baxayo kaliya, uma baahno wax daawo ah, ilkahane lagama siibo, fadlan akhriso qoraal ku saabsan iyo siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2700.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version