Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Walwal iyo waxyaabaha soo socda oo aan ka fakaro?

(1/1)

Cabdi Mudalib:
Asc Dr wd mahadsan tihiin.
waxan ahy wiil dhalin yaro ah wxn isku arkay wal wal mararka qaar anoo niyada iskala hadla iyo Niyad Jab.
tusaale amaad shaqo waydaa iyo waxyaabo kale waxana niyadayda ku soo noq noqda hadad jaamacada dhamayso ma noqonaysaa qof dad ka dhex muuqda mise nolosha ayad ka dhacaysaa sida dadka qaarkood

SomaliDoc:
Welwelka guud ee la dareemo nolosha hadduu xad ka bax noqdo heer uu keeni karo niyad jab waxaa loo yaqaanaa 'Generalized anxiety disorder", akhriso qoraal ku saabsan cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5865.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version