Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuunka qabowga?

(1/1)

Muxiba:
Asc  wrwb salan ka dib Dr waxaan jeclan lahaa inaa information IGA siisid xanuunka qabowga iyo sida  uu qofka u qabto waxaaa ad I xanuunaya  xabadka iyo feeraha iyo lafta dheer  oo dhabarka neefta ayaa dhib igu ah  waxaana la igu sheegay hada anemia  ayaduna masababi kartaa xanuunkaa

SomaliDoc:
Qabowga qofba si ayuu u yaqaanaa, haddii sida aad tilmaantay feeraha ku xanuunayaan akhriso qoraalkaan aad ku kala ogaan kartid xanuunkaan nooca uu u eg yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=649.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version