Author Topic: Su'aal: Xaaskayga aya qabta xanuunka Cadaada?  (Read 3255 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Adigalis

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xaaskayga aya qabta xanuunka Cadaada?
« on: August 21, 2016, 02:01:24 PM »
Asc wr wb Walalyaal sidaad umada soomaliyeed ugi faidaynaysaan allaha inaga abaalmariyo suashaydu waxay tahy walal Xaaskayga aya qabta xanuunka Cadaada arintana intan isguursanay ayay ku dhacday hada 8 bil ban is qabnawax awlaad ahna wali calool noma galin tasna w qadar alle
Xanuunkedu waa cadaada oo kolba waqti ku timada kol 22 kolna 28 inta waxa dheer jirka oo garaaca xubinta taranka oo garaacda iyo xubinta taranka xaga ka saryso ee xundhurta hoosteda aya garaacdo  dhabar xanuuna way ledahay lugahana way garaacan daal okale hada dhaqtar ayan geyn raba maxa tala ah od isin lahayden muxuse yahay waxaas jazakallah khyran




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xaaskayga aya qabta xanuunka Cadaada?
« Reply #1 on: October 14, 2016, 07:20:42 PM »
Waa muhiim in aad dhakhtarka u gaysid si loo eego haddii ay jirto wax cillad ah oo keenayso in caadada ku xanuunsato maadaama ay leedahay astaamo kale oo aad xustay, hadduu infekshan jiro, haddii tubooyinka ama ugxan sidayaasha ay cillad ka jirto.
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan haweenka ku xanuusnado caadada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?

Started by AbdiweliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 17322
Last post October 16, 2016, 06:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14919
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 34207
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 40526
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Noocyada Feero Xanuunka maxaa lagu kala gartaa?

Started by Abdi KarimBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 87887
Last post January 30, 2008, 02:32:49 AM
by Waxbaro!