Author Topic: Su'aal: Hurdada isla markiiba wax la cuno?  (Read 3914 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdalle78

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hurdada isla markiiba wax la cuno?
« on: August 27, 2016, 10:03:55 AM »
asc
1. Haddii cunto culus ama mid fududba intaan cuno aan isla markiiba seexdo, cuntadaas miyay dheefshiid xumo ku dhacaysaa?
2. Ma wanaagsan tahay in cuntada markii la cuno isla markiiba la seexdo?
3. Haddii jirka uu ka faaidaysan waayo cuntadaas dheefshiid xumo darteed, cuntadaas jirku ma qashin ahaan ayuu isaga saarayaa mise si kale ayaa loo galayaa?
4. Dr dadka qaar baa waxay qabaan in haddii la isku cunno kalluun iyo caano laga qaado calool xanuun ama daaco qudhun, arinkaas ka waran dhakhtar?

Ilaahay  haku barakeeyo dhakhtar adiga iyo inta web-kan dadka ugu adeega.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hurdada isla markiiba wax la cuno?
« Reply #1 on: October 16, 2016, 06:31:16 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal aan ku faahfaahinayno hurdada la jiifto cunnada ka dib: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6569.0.html

Midda ku saabsan in halis caafimaad ay ku jirto isku cunidda kalluunka iyo caanaha, ma ahan wax cilmi ahaan la xaqiijiyay, ma keenaan baras iyo dheefshiid xumo ama daaco qurun intaba, waxay dhibaan kaliya dad gooni ah waxayna qabaan waxa loo yaqaano "protein allergy", dadkaas way ku qasmi karaan cunnooyinkaas, furuurucne wuu ka soo bixi karaa.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxaa keena kabaayo marka hurdada laga soo kaco?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6203
Last post May 20, 2015, 02:43:28 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuno xanuun iyo calool xanuun?

Started by Mumtaz19Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5055
Last post February 09, 2020, 12:37:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hurdada maalintii ma looga maarmaa mida habeenka?

Started by Cali AsaaroBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 30278
Last post May 23, 2015, 04:04:31 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madax xanuunka lala soo kaco hurdada kadib?

Started by Abdi21Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8738
Last post October 19, 2016, 07:14:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hurdada markaan ka soo tooso margiyada ayaa i xanuuna?

Started by Mumtaz MohamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6910
Last post November 04, 2016, 06:14:26 PM
by SomaliDoc