Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?
(1/1)
Abdiweli:
Asc..
Waxaan rabaa inaan waxka ogaado xanuunka la dheho "Lupus" waa xanuun caynkee ah...dadka noocee ah ayuu ku dhici karaa...ma xanuun khatar ah baa mise waa jiro Normal ah....masababi karaa dhimasho..
Daawadiisuse maxay tahay?
Waan umahadcelinayaa dhamaan Bahda Somali Doc...
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan xanuunka Lupus ama SLE loo yaqaano: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3612.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version