Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cudurka indha caseeye?

(1/1)

Salmaam:
[[/pre] Asc dr
Dr waxxaa mudo hore la iga helay cudurka indha caseeye ama hypatatis b waxaana la i yiri dawo ma leh qaadna ha cunin
Balwadna waxaan leeyahay qaad iyo sigaar

Marka dr ilaa hada qaadka ma joojin cudurkaan mudo laba sano ka hor ayaa la

SomaliDoc:
Fadlan daawo video-gaan aan ku faahfaahinayno xanuunka indho-caseeyaha iyo waxyaabaha halista ku ah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version