Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xaskeyga ayaa ur leh?
(1/1)
Abukar77:
Xaskeyga ayaa ur leh waana uurkii ugu horeyay wana 2 bil marki lagaro xiliga habenkii xanun ayaa u yimado oo ah caloosha maxaa kenayo ma wax iska cadiyaa iyo madax xanun saaid ah . Dhaqatar ayaa u geyay waxa uu yiri ilaa 4 bil wax dawa ah lama sin karo maxaa tala ah dhaqtar?
SomaliDoc:
Xanuunka laga helay oo daawada loo siin rabo muxuu yahay? mise xanuun baa'biye caadi ah ayaa ka wadaa sida paracetamol-ka oo kale.
Taasi haddii aad ka wadid waa la siin karaa xanuun baab'iyeyaasha aanan uurka waxne u dhimin.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version