Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan isku arkay bidaar yar?

(1/1)

Muxya62:
asc wr wb
walal waad slmnthyn bahda somdoc.
su,aal ayaan idin weydiinayaa haduu illah idin fahansiiyo iiga soo jswaabo.
waxaan ahay 21 kunool ETH
waxaan isku arkay bidaar yar wakhti hore lkn timuhu Inta bidaarta ah maanan jarijirin.
marka. mardhaw ayaan xiirtay timihii inta Kore aad ayay usii yaraaty inkasto timo yaryar kasoo baxen oo aynan wali aad ubaa,bi,in.
marka timaha iminka waan kagaari karaa ee maxaa xal?
maxaa dawo ah ama nafaqo ah ooo aan ugu hortagi karaa?. waaad slmnthy

SomaliDoc:
Marka hore waa muhiim in aad ogaatid bidaartaada nooca ay tahay, ma tii dhaxalka ahayd mise mid cudur uu keenay.
Akhriso qoaalkaan ayaa kuu faahfaahin doono: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5726.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version