Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee looga takhalusaa daldaloolka finanka?

(1/1)

Abiib:
asc  dhakhatarka iyo dhamaana bahda caafimaadka page kan waan idin wada salaamay dhamaantii waxaana mahad gooni ah siinayaa marka hore ilaahay na  siiyey aqoonta nuucyadeedakala duwan  intaas ka dibna waxaan u mahadcelinayaa dr keena  allaha cimriga ha u siyaadiyee noogu tala galay inu na gaadhsiiyo intuu u ilaahay aqoon u siiyey dhamaan bulshadeena
  suaashyda waa
waxaan mudo badan la daala dhacsanaa acne (fiin doobka wajiga ) oo mudo igu raagay  lknse aan dhakhtar la xidhiidhay oo uu ii sheegay inuu yahay acne vulgarism mid la yidhaa ka dibna wuxuu ii qoray  antibiotic kiniin oo  ah DOXY DANK. IYO inyar oo dawo wajiga la marsado ah oon mudo isticmaalay e finankii wajiga iga soo yaacaayey wuu iga istaagay lknse waxa hada i hysataa waa daldalool uu qayb wajigu yeeshay ee sideen u yareeyaa daldaloolkaas wajiga una soo celin karaa bilicdii wajiga   dawo  ahaan iyo wax kalaba   mahadsanid.

SomaliDoc:
Waxaa jira waxyaabo kareem ka samaysan oo loo qaato oo ay haboon tahay inuu dhakhtarkaaga kuu qoro haddii ay wax kuu tarayso, waxaa kaloo la isticmaalaa qalabka Laser-ka, fadlan la xiriir dhakhtar maqaar, haddii aad heli kartidne dhakhtar "plastic surgeon" isagaa talo dheeraad ah ku siin doono.

Abdikayf Cade Cade:
Wl mcn inaaa kla xiriiro bn rabaaa howshan oo kle ba ihayata xanuunkan inaaa ka faiidaysto bn rabaaa

Khadar mahamed hassan:
Asc Dr su asheydo waxey tahay wajiga ayaa findoob sanad igu yaaleen ilaah mahadii wet IGA reesteen lkn waxey igu reebeen dulduleelo Dr maxaa daawo u eh dulduleelkaas amo wax bamaato eh iisheegto Dr waa mahdsantahay Dr ..... Jawaab...

Navigation

[0] Message Index

Go to full version