Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Jidh dhiska faaiidadiisa?
(1/1)
Abiib:
asc dr faaidada jidh dhisku u leeyahay hab nololeed ka qofka iyo haduunan qofku samayn jimicsi maxaa khasaare ku ah ama dhibaat uu la kulmi karaa caafimaad ahaan
SomaliDoc:
Jirdhiska qasab ma ahan, waxa muhiimka ah waa jimicsi dabiici ah inuu qofka sameeyo si jirkiisu firfircooni u yeesho. Socodka, orodka, dabaasha, bootinta, rucelynta iyo wixii la mid ah ayaa ka muhiimsan haddii la joogteeyo culeys qaadista.
Murqaha oo la dhiso ama la weyneeyo ma ahan wax qof waliba lagula taliyo, faa'ido caafimaad ahaan laga helo oo gooni ahne ma jirto.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version