Author Topic: Su'aal: Infection ka ma la isku gudbin karaa?  (Read 2835 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Adigalis

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Infection ka ma la isku gudbin karaa?
« on: September 01, 2016, 03:45:33 PM »
Asc wr wb ikhwani Suashaydi hore la igama jawaabin hadaba jazakumullah khyran Waxan Idin waydin Raba
xaaskayga Ayan Geyay dhaqtarka Waxana Lagu sheegay honeymoon cystitis Iyo infection ku dhaca Uterus iyo mid cadaada Ah hadaba Midka Hore Wan akhriyay allaha idinkana abaal marsho lkn labada dambe ayan fahmin waxanse idin waydinaya aya ah iyado kiniinada qadanaysa Galmo hadi la sameyo may si xanuunsan infection ka ano inan leyahy wax calamda on ku garan karo haday jiran oo calamadaha dumarka ka duwan isheg fadlan




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Infection ka ma la isku gudbin karaa?
« Reply #1 on: October 16, 2016, 07:13:57 PM »
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan waxa loo yaqaano "Honeymoon cystitis": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6468.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: "Sixirka" iyo jirada "schizophrenia" ma isku mid baa?

Started by NaaleBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 8
Views: 26829
Last post April 20, 2015, 12:29:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxaa dhibaado ah ayaa lagala kulmi karaa hadii haweynee caado Qabto loo jamaco?

Started by AlkatraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 64811
Last post April 29, 2016, 09:52:03 PM
by SomaliDoc
Su'aal:- Qofku inuu Xannuunka Sonkorta Qabo Maka Dareemi Karaa Kaadidda Urkeeda?

Started by AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35419
Last post January 06, 2012, 10:02:19 PM
by SomaliDoc
Ilma yar oo markuu hadlayo, hadalka ku dhex nax naxa, maxaa lagu tilmaami karaa?

Started by CilmiSabcaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 35142
Last post December 08, 2012, 08:59:58 PM
by CilmiSabca
SU'AAL: NAASAHA HAWEYNKA MAKALA DHEERAN KARAA SIDA CADIGA AH AMASE WAA JIRO?

Started by SuhuurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 97354
Last post April 08, 2011, 09:07:47 PM
by SomaliDoc