Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dry skin ka maxaaaa lagu dawayn karaa?

(1/1)

Abiib:
asc dr ka waxaan wayadan igu soo cusboonaaday dry skin ka oo dhamaan jidhkyga oo dhan aan ka dareemo  wakhtiyaada aaan maydho iyo wakhtigaya aan waysada qaataba xataa hadaan cream marsado  waxaan  dareemaa mudo ka dib ba jidhyga oo qalayl ah
 markaas axyabaha aan treatment ahaan u isticmalo

SomaliDoc:
Waxaa haboon lahayd in aad la xiriirtid dhakhtar maqaarka si aad u ogaatid cillada nooca ay tahay.
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan kor qallaylka la dareemo qubeyska ka dib: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6260.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version