Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Qofka oo qaaca dhibsada?

(1/1)

Hodeifa:
diktoorada ayaan u mahadcelinayaa marka koowaad, waxaan weeydii lahaa maxaa keeno in qofka uu qaaca dhibsado neefta qaadashadeedana ey dhib ku noqoto inta qaaca uu agjoogo soomalida qofkaas oo kale wexee dhahaan waa qumay, mahadsanidiin

SomaliDoc:
Qofkaas qumay ma ahan ee xiiq ama neef ayuu qabaa, fadlan akhriso qoraal ku saabsan cudurka Neefta ama Xiiqda iyo waxyaabaha kiciyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version