Author Topic: Su'aal: 2 sano jir oo ay ilkuhu casadeen?  (Read 2564 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Fadumoxasan1

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: 2 sano jir oo ay ilkuhu casadeen?
« on: September 08, 2016, 01:52:41 PM »
Waxa jira Wil 2sano jira oo ay ilkuhu casadeen wayna jajabayaan dhakhtar wa lageeyay Lakin wali kuma cafimadin maxa sababa maxana u dawa Dr jazakumulahu khayr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: 2 sano jir oo ay ilkuhu casadeen?
« Reply #1 on: October 19, 2016, 07:37:38 PM »
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan ilko bololka iyo suuska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=589.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaa in muddo labo sano ah isku arkay dhago culays?

Started by Hassan45Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6977
Last post September 22, 2015, 01:36:10 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18126
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan isku arkay afar sano kahor bad breath?

Started by Mazcuuz AhmedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 4915
Last post October 01, 2016, 03:21:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: wiil yar oo 3 sano iyo bar jira oo sanku cabudh sanyahay?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 16791
Last post May 11, 2011, 03:13:35 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ookiyaal qaadashada imisa sano ayaa ugu fiican?

Started by GeesdiirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14758
Last post June 04, 2012, 07:30:05 PM
by SomaliDoc