Author Topic: Su'aal: Faraha ayaan kabuubyo ka dareemay?  (Read 3603 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Adow

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Faraha ayaan kabuubyo ka dareemay?
« on: September 07, 2016, 09:13:21 PM »
asc walaalow waa kusalamayaa waxaa maalin dhawayto isku arkay in gacanta midig faraha aa kadareemaayo wax yar oo kabuubyo markaa dhiiga iska cabiray waa 150 kan hoosa waa 105 markii aa  ku ceshay cabaar kadib wuu sii kacay 160 110 markaa nastay oo qubaystay wuxuu noqday 139 95 kadib hoos uu sii dhacayaa waana wal walsanaa markaas isku arkaayay fara inay ixanuusan marka kabuubya dhiig karka see weeyan maxaanse sameeya thanks




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Faraha ayaan kabuubyo ka dareemay?
« Reply #1 on: October 19, 2016, 06:42:16 PM »
Waxyaabo badan ayaa keeni karo Kabuubyada, dhiig-karkane uma badno, waxaa laga yaabaa welwelka aad ka welweshay arintaas inuu dhiig-kar yahay darteed inuu dhiiga ku kacay markii hore, kadibne dagay, akhriso qoraal ku saabsan kabuubyada iyo waxa keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Maxaan bartaa? Halkee ayaan ka bartaa?

Started by SomaliDocBoard I want to Study Medicine

Replies: 1
Views: 313768
Last post June 09, 2018, 12:51:13 AM
by Ahmed_Carab
Su'aal: markii aan cayaaro Kubada dhididka cirbad la igu duraayo ayaan moodaa?

Started by WalaalkaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24378
Last post May 23, 2011, 07:44:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ninkega islama noolin labo wadan ayaan kala jogna?

Started by NasiimaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 25906
Last post April 10, 2016, 11:10:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dhowr sano ayaan isku arka qanjiro iskaa kee bararaya?

Started by Cariif2020Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18128
Last post July 16, 2016, 02:09:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cilada naaso bararka runti dhib weyn ayaan ku qabaa?

Started by Dada AmiinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24204
Last post October 31, 2016, 04:11:20 PM
by SomaliDoc