Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Faraha ayaan kabuubyo ka dareemay?
(1/1)
Adow:
asc walaalow waa kusalamayaa waxaa maalin dhawayto isku arkay in gacanta midig faraha aa kadareemaayo wax yar oo kabuubyo markaa dhiiga iska cabiray waa 150 kan hoosa waa 105 markii aa ku ceshay cabaar kadib wuu sii kacay 160 110 markaa nastay oo qubaystay wuxuu noqday 139 95 kadib hoos uu sii dhacayaa waana wal walsanaa markaas isku arkaayay fara inay ixanuusan marka kabuubya dhiig karka see weeyan maxaanse sameeya thanks
SomaliDoc:
Waxyaabo badan ayaa keeni karo Kabuubyada, dhiig-karkane uma badno, waxaa laga yaabaa welwelka aad ka welweshay arintaas inuu dhiig-kar yahay darteed inuu dhiiga ku kacay markii hore, kadibne dagay, akhriso qoraal ku saabsan kabuubyada iyo waxa keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1747.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version