Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maqaarka ayay iga so baxaan?
(1/1)
Rahma Ismail Hurre:
asc wr wb doctors marka hore wad ku mahadsanth hawsha aaad noo haysaan .... su aaasha aaan idin waydiin rabo waxay tahay inkastoo aan jeclaa inan photo idin tuso si aaad fahamtaan ..mudo ila 1 sani iyo badh ah waxan jidhkayga ku arkaa xidido kaso baxaya gunta hoose ee maqaarka ...marka hore meesha aykaso baxayaan waxay noqonaysaaa meel madow sidii oo wax laygu dhuftay kadibna xidid green ah ba kaso baxaya isla goobti meel walba wey iga so baxaan caloosha qoorta lugaha bowdyaha gacmaha ma aqaano waxa keenaya garaacna wey i sameynaysaa markayso baxayaan iga caawiya plz maxan ku daweeya amaba kaga hor taga kalsooni laaan bay igu beeren????
SomaliDoc:
Waa sida aad sheegtay aragti ayaa lagu garan karaa waxa aad ka cabanayso, fadlan tusi dhakhtarka ama sawirka ku soo dir boggeena Facenook-ga: http://facebook.com/HealthySomalia
Navigation
[0] Message Index
Go to full version