Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxan matagaa subax kasta 1 liter green ah?
(1/1)
Abdi21:
Asc wr wb subaxdii markaan soo tooso 1 liter biyo ayaan cabaa waxaana soo celiyaa ayagoo cagaar full ah markalaan cabaa liter kale sidii ayaan usoo celiyaa mar 3 xaad ayaan cabaa oo aan soo celiyaa ayagoo xunbo wato oo biyo caadi ah kafib waxan cunaa kaniini gastric emprazol 40 cagaarkaan aan matago amuu xameetida yahay ayaan is iraahdaa oo dhacaan badan deeynee iga soo jaahil bixiya walalkayga dhaqtar ayaan balan la leeyahy 19 sep
SomaliDoc:
Ma ahan xameeto dillaacday ee waa wax loo yaqaano "Bile acid" ama qaras sida ay soomaalida u taqaano, Akhriso qoraal ku saabsan dheecaankaas la matago subaxdii hore: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2346.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version