Author Topic: Su'aal: Waxan matagaa subax kasta 1 liter green ah?  (Read 3276 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxan matagaa subax kasta 1 liter green ah?
« on: September 11, 2016, 12:59:29 PM »
Asc wr wb subaxdii markaan soo tooso 1 liter biyo ayaan cabaa waxaana soo celiyaa ayagoo cagaar full ah markalaan cabaa liter kale sidii ayaan usoo celiyaa mar 3 xaad ayaan cabaa oo aan soo celiyaa ayagoo xunbo wato oo biyo caadi ah kafib waxan cunaa kaniini gastric emprazol 40  cagaarkaan aan matago amuu xameetida yahay ayaan is iraahdaa oo dhacaan badan deeynee iga soo jaahil bixiya walalkayga dhaqtar ayaan balan la leeyahy 19 sep




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxan matagaa subax kasta 1 liter green ah?
« Reply #1 on: October 19, 2016, 06:37:58 PM »
Ma ahan xameeto dillaacday ee waa wax loo yaqaano "Bile acid" ama qaras sida ay soomaalida u taqaano, Akhriso qoraal ku saabsan dheecaankaas la matago subaxdii hore: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2346.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxan muddo dareemayeey feeraha dushooda xanto xanto yar?

Started by QawdhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7654
Last post May 15, 2013, 10:27:18 AM
by SomaliDoc
Su'aal: waxan qabaa cabsi ah in aan dadka ka cabsado sida meelaha dadka badan joogan?

Started by FaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21108
Last post May 11, 2011, 04:28:24 PM
by Shenamic
Su'aal: Waxan cuncun ka dareema cagaha markan inbadan taagnaado sida (tukashada)

Started by Wahiib143Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 7845
Last post November 10, 2012, 01:13:42 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Walal waxan isku arkey kababiyow maxa keni karo?

Started by Samir YareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6165
Last post April 10, 2016, 11:08:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxan isku arkay xishood aanan weji siin karin?

Started by Kaafi.ABoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10201
Last post January 15, 2017, 02:09:59 AM
by Kaafi.A