Author Topic: Su'aal: Madax xanuunka lala soo kaco hurdada kadib?  (Read 8629 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Abdi21

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 65
  • Points: +0/-0
Su'aal: Madax xanuunka lala soo kaco hurdada kadib?
« on: September 14, 2016, 01:27:57 PM »
asc dr maxaa sababa Headache When I Wake Up madax xanuunka lala soo kaco hurdada subaxdii kadib




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Madax xanuunka lala soo kaco hurdada kadib?
« Reply #1 on: October 19, 2016, 07:14:57 PM »
Wuu jiraa mada xanuun lala soo tooso subaxii hore, wuxuuna ku badan yahay dadka qabo cilladaha hurdada la xiriiro sida dadka khuuriyo, leh hurdada qarawga leh, ilkaha isku xoqo ama la jiiftay xanuunada qaarkood sida gaaska oo kale.

Hadduu xanuunka soo laalaabto, waa muhiim in aad dhakhtar la xiriirtid.

Halkaan ka daawo madax xanuunka noocyadiisa kala duwan:

Waxaa kaloo halkaan ka daawataa siyaabaha dabiiciga ee loola tacaalo:
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka la dheho "Lupus"?

Started by AbdiweliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16679
Last post October 16, 2016, 06:33:09 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 14240
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Xanuunka Barasta ma la kala qaadaa? Sidee loo qaadaa?

Started by CawadBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33519
Last post February 22, 2010, 12:47:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Jir xanuun iyo madax xanuun?

Started by Nasta xajiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7531
Last post August 01, 2017, 08:58:46 PM
by SomaliDoc
Xanuunka Gacanta, Cagta iyo Afka - Hand, Foot and Mouth disease (HFMD)

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 39915
Last post January 01, 2011, 08:53:48 PM
by SomaliDoc