Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sanka oo subax walba i xiran?

(1/1)

Kaluun:
Asc wr wb. Daqaatiirta sharafta leh ciid wanaagsan  marka xiga waxaan ka qabaa su'aal ah in marka aan subaxdi soo tooso uu sanku aad ii xiran yahay hadana hindhisyo badan la socoto ilaa maalinka nuskii ama galabkii mar marna igama baaba'o ilaa habeenki kaniin fulutab ah baan qaatay ayaan hore waxba waan ka dareemi waayay kadibna waan joojiyay dhaktarna wali maan tagin ee bal wax iiga sheega mudo bil kabadana waa i hayaaa arinkan.

SomaliDoc:
Sanka oo ku cabburan iyo hindhiso badan waa astaan lagu garto cudurka Sanboorka, akhriso qoraal ku saabsan iyo sida aad ula tacaali kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version