Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxa kena qof weyn inu isku kaadiyo?
(1/1)
Barow:
Qof o mudo 4sano ila 5sano marki ay ka so waregataba habenki mar isku kaadinayo asago waxba kale qabin.
Sababtas maxey tahay dre mahadsanid
SomaliDoc:
Fadlan akhriso labadaan qoraal si aad fikrad uga qaadato cilladaan.
1- Qoraalka 1-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5552.0
2- Qoraalka 2-aad: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5690.0.html
Navigation
[0] Message Index
Go to full version