Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa iga soo baxo buulal ama nabaro?

(1/1)

Baariyow:
Asc taqtarta sharafta leh ilhey kheer hadinka kasiiyo adega aad uheydaan bulshada ku hadasho afkaan somalia bacdi salan suasha aan qabo waxaa weyo waxaa iga soo baxo buulal ama nabaro lama 2 malin bey I xanuunaan wuu baqaa maal aya ka so rixaa koley mar maso wada baxaan hadana isbuuc kadib meel kale jira ka mida ayuu kasoo baxaa   muda gaaban ayaa isku arkaa

SomaliDoc:
Waxay u badan tahay kasoobax inuu yahay, waxa badanaa keenan waa jeermiska bakteeriyada ee maqaarka ku dhaco, inkastoo ay fiicnaan lahayd in la arko nabraha nooca ay yihiin, akhriso qoraal ku saabsan cilladaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1163.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version