Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Nin dhalin yaraa bidaaraa igashay?

(1/1)

Dayibyare:
Asc DR Abdulahi mahdi waan kaaga mahad celinaa adeegaad noo hayso

Suaashayda dictoore waxaan ahay nin dhalin yaraa bidaaraa igashay marka sideen iskaga daawayn karaa weliba si dabiici ah anoon kiimikaal isticmaalin mase leedahay daawo

SomaliDoc:
Ka akrhiso qoraalkaan bidaartaada nooca ay tahay iyo waxa ay ku kala duwan yihiin midda cudurka ah iyo midda dhaxalka ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5726.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version