Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Sidee u helaa dhakhtar nafsi (psychologist)?
(1/1)
Xidig:
Salaamu Calaykum Dre. Ilaah hakaa abaal mariyo hawsha fiican ee aad Soomaalida u hayso. Intaas kadib, Dre, dhaqtar nafsi ah ayaan u baahnay wadankana (Puntland) ma joogaan dad takhasuskaas leh, maxaa xal ah? Shukran.
SomaliDoc:
Dhakhaatiirta ka shaqayso meesha aad dagan tahay kala tasho arintaas iyagaa badanaa isgaranayo hadduu jiro dhakhtarka aad raadinayso.
Laakiin waxaa muhiim in aad ogaatid farqiga u dhaxeeyo "Psychologist" iyo "Psychiatrist", waa laba arrin oo ay dadka badanaa isku qaldaan.
Ka baro qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5850.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version