Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Cayayaan aad ugu badan qolkayga?
(1/1)
Adan:
Asc Doctor waxaan ahay wiil dhalinyaro ah wxay dhibaato iga haysataa cayayaan aad ugu badan qolkayga cayayaankaas wxaa la yidhaahdaa TUKHAAN fadlan dictoor ii sheeg qaniinyada cayayaankaas tukhaanka la dhaho waxyaabaha aan ka qaadi karo iyo sida aan ku dabar goyn karo ugana hortagi karo soo laabashadiisa mase jirtaa dhibaato wayn oo uu keeno qaniinayada cayayaankaasi mase dhacdaa inuu gudbiyo xanuunada qaar mahadsanid Dictoor
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cayayaanka iyo cudurrada laga qaadi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1818.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version