Author Topic: Qallajijayaasha Dabiiciga Ah (Qoraal Cilmibaaris Ah).  (Read 53870 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline SomaliDoc

  • Hero Member
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Qallajijayaasha Dabiiciga Ah (Qoraal Cilmibaaris Ah).
« on: September 21, 2016, 08:49:54 PM »


Bismillah,

Waa qoraal aad muhiim u ah, fadlan safiican u akhriso, wixii aad fahmi waydane xagga hoose ku soo waydii.
Sida aad ka war haysaan, bulshada soomaalida waxay si xad dhaaf ah u isticmaashaa daawooyinka antibiotics-kada taasoo u keentay cudurro hor leh, kuna abuurtay adkaysi sabab u noqday in daawooyinka waxtari waayaan, waxaa intaa sii dheer iyadoo kontarool daawo uusan wadanka ka jirin, tanoo sabab u noqotay in shirkado badan ay ku dhiiradaan soo daabulista daawooyin aan tayo lahayn.

Sidaas awgeed waxaan jeclaan lahaa in qoys waliba uu xoogga saaro isticmaalka daawooyinkaan dabiiciga ah oo qaarkood ka awood badan qallajiyayaasha maanta dundia laga isticmaalo, waa qoraalo ku salaysan cilmibaarisyo iyo tijaabooyin kala duwan.

Waa 12 daawo dhireed oo leh awood qallajiye, lagana heli karo guri walba, laakiin nasiib xumo dadka badankood kuma baraarugsano awooda daawooyinkaan, geed walba waxaan uga hadalnay qoraal u gaar ah oo si faahfaahsan uga dhargi doontaan, hoos ka gal geed waliba iyo link-ga aad warbixintiisa ka heli karitd:


Dhirtaasi waa kuwa ugu horeeyo xaga awoodda antibiotic-kada, wayna jiraan geedo daaweedyo kale oo badan oo aan horay uga hadalnay, fadlan nagala soo xiriir warbixinta geedka aad u baahan tahay, wixii su'aalo ah ku soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0

Akhriso dhirta lagu joojiyo dhiigbaxa : http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7079.0
http://somalidoc.com


Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Boogaha Cudurka Macaanka iyo ku Bogsoshada Malabka - Qoraal muhiim ah.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 53910
Last post September 13, 2015, 04:26:15 PM
by SomaliDoc
Dooggu Muxuu Caafimaadka u Taraa? - Qoraal Xiiso Leh

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 25714
Last post November 07, 2018, 01:35:29 PM
by Ahmed_Carab
Iska ilaali Maraq Digaaga (Qoraal Digniin Ah)

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 135325
Last post April 10, 2016, 08:17:29 PM
by Gantaal
Taariikhda Xanuunnada Dhimirka Iyo Qaniisnimada (Qoraal Xiiso Leh)

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 1
Views: 17496
Last post May 05, 2016, 03:06:27 PM
by Salaado cali
Ku jooji dhiigbaxa fudud si dabiici ah (Qoraal muhiim ah..)

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 33470
Last post May 22, 2016, 03:59:10 PM
by SomaliDoc