Author Topic: Su'aal: Uur bishi 8daad aya hada galay?  (Read 2451 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Amranqaaali

  • Newbie
  • *
  • Posts: 15
  • Points: +0/-0
Su'aal: Uur bishi 8daad aya hada galay?
« on: September 26, 2016, 03:21:15 PM »
Asc doctor  su.al waxan leyahay uur bishi 8daad aya hada galay waxan darema neftur hada xoga fadhiyo neh marka istag mago lugaha ka jareyna tabartane wey ka tage mida kale ilmaha markey hal mel isku riixan wadnaha said ii garactamo calosha i xanunta wadna inu i istagayo an umalena ilmahana hoos ayey iga jiran fadhiga wa idhiba maxa isdhihi karta doctor shukran




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Uur bishi 8daad aya hada galay?
« Reply #1 on: October 20, 2016, 08:41:05 PM »
Allaha kuu fududeeyo uurka, laakiin waxaa muhiim ah in aad dhakhtar la xiriirtid si loo eego cabirka dhiigaaga, cabirka cadaadiska dhigaaga iyo haddii cillado kale jiraan inta aan la gaarin xilliga dhalmada.

Fadlan haddii aadan dhakhtar la xiriirin, la xiriir.
Daawo video aan kaga hadalnay cilladaha ugu badan ee hooyada uurka leh isku aragto:
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26042
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Hada ayaan guursaday waxaan isku arkay dareen la'aan?

Started by NasriinBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 9195
Last post January 11, 2019, 09:07:39 AM
by Qoorgaab120
Su'aal: Naaska canuga hada ma siiyo mudo Hal usbuuc ah?

Started by Umu caaishaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2692
Last post March 09, 2016, 05:01:41 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Qof hada ka hor TB laga daaweeyay?

Started by ShaymaaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 6415
Last post September 06, 2011, 10:27:22 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Hada ka hor waxaa la igu sheegay..

Started by Nimco JamaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 2213
Last post July 29, 2016, 12:21:28 PM
by SomaliDoc