Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cudaradee laga talaalaa bilaheena la talaalaa?

(1/1)

Awil5:
Asc somali doctors aad ayaan idin
Salamayaa waxan rabaa in aad iga jahil bixisaan carurta markee dhashaan
Cudaradee laga talaalaa bilaheena ltalaaa
Jazaka allah qeeyr walalyaaal

SomaliDoc:
Wadan walbo wuxuu leeyahay barnaamij tallaal oo u gaar ah, soomaaliya badana waxaa la talaalaa, cudurka dabaysha, tiibishada, jadeecada, qaamow-qashiirka, teetanada iyo qix-dheerta.

Fadlan tag xarunta hooyada iyo dhallaanka, waa laguu sheegayaa xilliyada la talaalo, inkastoo haddii aad ku dhashid isbitaalka dhici karto in tallaalka ugu horeeyaba la siiyay cunugaaga.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version