Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Daawo waxaa jirta Timaha la isaga xiiro?
(1/1)
YoungAbdirahman:
Salaan kadib
Dr aad ban ula dhacay shaqadan wanaagsan eed Bulshadeena uhaysaan Allah ha idinka Ajar siiyo
hadaan ugudbo Su'aashayda waxaan ku waydiin lagaa DR daawo waxaa jirta Timaha la isaga xiiro oo Hair Remover layiraahdo oo badanaa Kareem ahaan usoo baxdo marka DR wax dhibaato ah ooy daawadaa yeelan karto may Jirtaa?
aad baad umahadsantihiin :)
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal aan ku faahfaahinay daawooyinkaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5328.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version