Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cunnada Arooska Cusub?

(1/1)

Ashom:
 Dad aroos Ka ah oo 7da Ku jiro
Maxaa cunooyin ah oo lagula talin karaa
Maadama ee yihiin dad caaboon

SomaliDoc:
Ma jiro cunno gooni ah oo la isla ogyahay oo loogu talagalay bisha arooska la yahay.
Waxaa muhiim ah in lamaanaha ay helaan cunno isu-dheelli tiran oo leh karbohaydarayt, borotiin, dufan iyo fitamiino.

Waxyaabaha caawin karo waxaa ka mid ah malabka oo muhiim u ah dhinacyo badan.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version