Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qofta urka leh ila inte lo tagi Kara?
(1/1)
Anassom:
Asc marka hore ,
Drka waxa rapa Ina waydiyo suashan?
Wiil mardhaw gursaday ban ahay ,
Marka xaskeyga uur ayey qaday ,
Marka xaga cafimadka muxu kaqaba ila inta loo tagi Karo qofta dumarka urka leh ,
Mahadsanid....
SomaliDoc:
Akhriso qoraal ku saabsan jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1705.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version