Author Topic: Su'aal: Anoo dawada TB da fiiican u dhamstirtey?  (Read 4345 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline c/jibaar yare

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Anoo dawada TB da fiiican u dhamstirtey?
« on: October 13, 2016, 03:49:19 AM »
Asc dhamaantiin waad baan idin ku mhdcelinyaa ilaahay ka sokow waxa 3 bilood kahor ii dhmaatay daawada tb da fi fiican ayaa uwada qaatey aan kala go a lahayn waxay igu dheheen maalintii iigu dembay say dawada ee  shaybadhkiinna la iisheegay inan caafimadqabo o xitaa guursan karo Hadii hal meel ku xanuunto noosoo laabo . iminkana dhabrka ayaa aad ii xanuuna walow aan computer ka in badan isticmaalo oo mar mar waagu iigu beryo marka miyey igu so laabatey mise waa soo jeedka badan habenkii.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Anoo dawada TB da fiiican u dhamstirtey?
« Reply #1 on: October 22, 2016, 04:58:06 PM »
TB-da haddii aad ka bogsatay sahalkaas kuma soo laabato, waxaa dhici karto in cilald kale oo dhabarka ama infekshanka kaadida ama murqo xanuun ka dhashay fadhiga badan inay tahay, ee fadlan dhaktharkaaga ku laabo si laguu eego.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Ma jirtaa dawada raga ka joojiso inay ilmo dhalaan?

Started by LaabtaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 8266
Last post May 19, 2012, 04:33:26 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dawada runta ah ee la iskaga biin karo dhididka badan?

Started by ShireBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 4608
Last post January 21, 2016, 01:32:55 PM
by Shire
Su'aal: Dawada lo qato in cayilka lagu hakiyo?

Started by LaabtaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 7
Views: 23480
Last post June 04, 2012, 08:51:46 PM
by SomaliDoc
Su'aal: dawada joogin karta ama hakinkarta vitiligo?

Started by Omar SheikhBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 1
Views: 19636
Last post March 05, 2013, 01:11:45 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Dawada lo isticmalo kala korinta caruurta?

Started by Umu AnasBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 10266
Last post June 10, 2015, 01:37:36 AM
by SomaliDoc