Author Topic: Su'aal: Waxa kaxanuunsana lug mudo badan?  (Read 3479 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline CAGASAXAR

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxa kaxanuunsana lug mudo badan?
« on: October 13, 2016, 12:26:32 AM »
Asc wll waxa kaxanuunsana lug mudo badan kadib waan roonaday lugti waxay igu noqotay caqabad kolpa igusoo kacdo lugta mudo laba sano kahor ah ayaa layga qabtay ayada oo dhan ayaa ibararty lkn marki hore hal meel oo bawdada ah ayaa layga bilabay marki danbana kala goysyada oo waliba mida misigta ugu weyn aya ixanuuno bararkana wali waa igu yara jira misigta iyo dhudhunka hoosaba marka waxan halkan kuarkay cudur sharaxad laga bixiyay oo aan uyara qaab ekahay oo ah cudurka riixada  waxna kukala badalanahy marka suashaydu waxay tahay kadib waxan tagay raajo waxana joga mel dhakhtar somali fican laga helin  kadib Conclusionka rajada wuxu ahaa sidan   

 
old compression fractures of T12 and L1 is seen No disc lesion seen.

changes of monostotic fibrous Dysplasia left proximal femur is seen       
 
Marka doctor bal wixi Allah kugaransiiyo igucawi muxu noqon kara cudurkan rajada waxay shegtay iyo riixadase maiskumidba Allaha idim barakeyo





Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxa kaxanuunsana lug mudo badan?
« Reply #1 on: October 22, 2016, 05:02:23 PM »
Baaritaanka wuxuu sheegay in dhabarka laba laf oo ka mid ah in jab mar hore ah uu ka muuqdo, waa haddii aad hadda ka hor shil ama dhaawac kaa soo gaaray, wuxuu kaloo sheegay in carjawda u dhaxayso ricirrada dhabarka in aysan dhib qabin, midda bowdada waxay sheegtay in lafta bowdada bilawgeed ku samaysmay wax sidii seedka oo kale ah (midaan wax dhbi wayn ah ma keento), laakiin baaritaano dheeraad ah ayaad u baahan tahay si loo ogaado in aad qabtid cillad lafaha ama murqaha ah iyo tayada lafahaaga si kaalsiyamta in lagaa fiiriyo.

Isku day in aad la xiriirtid dhakhtar cudurrada guud si loo ogaado haddii ay jiraan wax kale oo keeni kara in lafahaagu sidaa noqdaan.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   

Offline CAGASAXAR

  • Newbie
  • *
  • Posts: 7
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Waxa kaxanuunsana lug mudo badan?
« Reply #2 on: November 05, 2016, 09:25:02 PM »
ILAAHAY haku barakeyo doctor waxan rabay inaad iikala saarto riixada inay tahay iyo inkale ogan shaheda ma baritan kale ayey usi bahanthy mise hada waa lakala garan kara mida kale doctor kheyr Alle hakusiiye xanuunkan ihayo meesha kala goyska misigta ah ee igudaran calamadaha aan iskuarkay waxa kamid ah in hadaan naxo ama ruux iga nixiyo ama meel dab ama wax aanan iskadhagayn itabto oon naxo ayadna waa idamqata sida boogta sidoo kale lugtu waa dhanka bidix lugtas badhida raacsan ayadna wey kadhuubantahay badhida kale mar mar lugta dhinac uma dhaqajin karo waa inaan tooskayga iska ahato habeenki ama xiliyada aan xanuunka isku arko ayadna lugta kaligeed dhinac uma qaadi karo waa in aan lugta kale kukaalmeyo hadan kaliged qad dhaho mesha kala goyska ah ayaa idamqan sido kale bodada  weyka dhubanthy midakle sidoo kale markan xanunkan ibilabo waxa ila xanuunta guumeerka iyo ila kalida iyo dhabarka oo jeexa lugtaas raacsan ah kheyr Alle hakusiiyo doctor

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxa kaxanuunsana lug mudo badan?
« Reply #3 on: November 26, 2016, 10:46:24 AM »
In aad riix qabtid sidaan laguma fahmi karo, maxaayeelay dhowr cudur oo u baahan in laga shakki baxo oo u ekaan karo ayaa jira waana sababta aan kuu dhahay baaritaano kale ayaad u baahan tahay.
Fadlan akhriso qoraal an uga hadlay cudur loo yaqaano "Sciatica" oo iska fiiri astaamaha ku xusan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4611.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhidka badan iyo Cabsida"xishoodka"?

Started by AhmeddaahirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 16094
Last post October 19, 2016, 06:58:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxan qabaa cabsi ah in aan dadka ka cabsado sida meelaha dadka badan joogan?

Started by FaraxBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 21275
Last post May 11, 2011, 04:28:24 PM
by Shenamic
Su'aal: Birta dhiiga oo badan? Wareega dhiiga oo yar? Qufac markii aan ordo?

Started by DurdurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15662
Last post May 19, 2011, 08:49:53 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ma jiraa Natural Viagra - Maadaama Kiniiniga Viagra Dhib-badan yahay?

Started by AarDacarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 78633
Last post August 12, 2015, 01:45:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48250
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc