Author Topic: Su'aal: "SIIGAYSIGA" dhibaatadiisa maxay tahay?  (Read 8115 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Feysal_44

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: "SIIGAYSIGA" dhibaatadiisa maxay tahay?
« on: October 17, 2016, 09:20:58 AM »
Asc dr wan kaga mahad celina runti sida hagar la'anta ah ee aad bulshada ugu shaqynayso waxana kamid ahy dadka ku taxan markaste webkan aan abid somali nocisa ah horay u arkin
Su ashayda hadi an u imado dr
Waxa beryahan so batay dhalinyaro(rag) u isticmaalo in shahwadooda gacanta isaga keenan amaba an dhaho "SIIGAYSIGA"
A) samayntisa ugu badan maxay tahay?
B) side bu isaga joojin kara qofka
 joogteyey waqti dherna isticmalyey?
Iyo maclumad kaste oo la xarira mawducan
Waa mawduc u bahan in la fahmo gaar ahan dhalinyarada

                    ~~MAHADSANID~~




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: "SIIGAYSIGA" dhibaatadiisa maxay tahay?
« Reply #1 on: October 26, 2016, 06:57:06 PM »
Halkaan ka akhriso dhibaatooyinka laga dhaxlo siigeysashada joogtada ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa Maxay Fayraska Zika (Zika Virus)?

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 22079
Last post February 03, 2016, 12:36:33 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay finka kaso baxa dabada? Una eg kaso bax cml?

Started by Ahmed dollarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25007
Last post October 22, 2016, 05:04:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Maxay Ku Kala Duwanyihiin Ama Ku Kala Gedisan Yihiin, Anti Bacterial Iyo

Started by Darmaan123Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 16123
Last post November 05, 2013, 10:51:11 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu karto marka jirka ku yartahay birta (Iron)?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 31132
Last post January 16, 2010, 06:58:51 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu garto qofka maka uu ku yaryahay Vitamin C?

Started by HeetiBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24279
Last post January 16, 2010, 06:58:41 PM
by SomaliDoc