Author Topic: Su'aal: Shumaca iyo Fara-badnaha?  (Read 3206 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Mr Mahamed

  • Full Member
  • ***
  • Posts: 57
  • Points: +0/-0
Su'aal: Shumaca iyo Fara-badnaha?
« on: October 27, 2016, 01:06:54 PM »
su aasheyda waxay tahay

waxaan layaabay qololka guryaha waxaa ladhigaa shumay shumacaasna hoostiisa waxaa badana ku dhasho fara badne ee maxaa saba in uu ku dhasho shumaca farbad nahay mana la arko isagoo ku socda shumaca korkiisa waxaa kali la arkayaa isaga oo kujira shumaca hoostisa thanks ditoore




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Shumaca iyo Fara-badnaha?
« Reply #1 on: October 31, 2016, 04:07:30 PM »
Fara-badanaha ma ahan inuu shumaca hoostiisa uu ku dhashay, ee wuxuu jecel yahay inuu ku hoos noolaado, sababtoo wuxuu ka helaa ku noolaanshaha meelaha diirrimaadka leh ee qoyan, maxaayeelay qaab dhismeedka sambabahooda ayaan saamaxaynin inay meel qabow ama aad u kulul ay ku noolaadaan.

Wuxuu kaluu cunaa oo uu ku nool yahay quraanshada, kutaanta, dhiqlaha, caarada iyo barambarada, waana xayawaano uu si sahlan ku heli karo isagoo ku hoos jira meeshaas.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Waxaan isku arkay dhidid fara badan?

Started by Cabdisalaan2016Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4380
Last post April 04, 2016, 01:22:47 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xaaaskeyga ayaa markeey hool fara badan?

Started by AlkatraBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3571
Last post July 16, 2016, 02:11:27 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan ka cabanayaa daal fara badan?

Started by DeeqcaliBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4938
Last post October 07, 2011, 04:51:04 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaan qabaa hingo aad u fara badan?

Started by DarbaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6478
Last post May 07, 2015, 11:43:30 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Timo daadasho iyo agool fara badan?

Started by Axmed114Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3492
Last post March 10, 2017, 08:34:20 PM
by SomaliDoc