Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan leeyahay macaan?

(1/1)

Jante:
waxan leeyahay macaan mana soo hoos maro wax kayar 380 cabirka macaanka haduu gaadho 200 waxan dareema xanuun badan maxaa sababi karo?

SomaliDoc:
Macaanka daawo ma u qaadataa?, Goormaa lagugu sheegay? Da'daada waa imisa? Ma jiraan xanuuno kale?
Fadlan faahfaahin dheeraad ah soo raaci su'aashaada.
Akhriso qoraal faahfaahsan oo aan uga hadalnaya Macaanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1145.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version