Author Topic: Su'aal: Jiifka ma saameyn karaa kilyaha?  (Read 3587 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Emg. Omar

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Jiifka ma saameyn karaa kilyaha?
« on: October 21, 2016, 11:51:12 PM »
jiifka ma saameeyn karaa kilyahay?  tusaale qofka seexdaa shamiindada ama ku seexdo joodari dhulka yeelo wax dhibaato ma'u keeneeysaa kilyaha? hadii jawaabtu haa tahay dhinacee ayaan usaaxdaa? maadamaa hada lamuraan tahay arintani.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Jiifka ma saameyn karaa kilyaha?
« Reply #1 on: October 27, 2016, 03:02:05 PM »
Maya, kilyaha meel hoose oo jirka ayay ku jiraan, waxaa ka horeeya oo alle ku xifdiyay murqo, iyo lafaha feeraha dambe.
Meel adag oo la jiifto wax dhaawac ah ma gaarsiiso, laakiin murqaha dhabarka ee dhinaca ayaa ku xanuunayo sidaas ayaad ugu malaysaa in kilyaha lagaa qabtay.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: