Author Topic: Su'aal: Xanuun zaayid aa dhinaca midig ka dareemaa?  (Read 4537 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Feysal

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Su'aal: Xanuun zaayid aa dhinaca midig ka dareemaa?
« on: October 24, 2016, 08:53:20 PM »
Asc doctor xanuun zaayid aa dhinaca midig ka dareemaa, mar mar ayu isoo qabtaa. Dhaqtar 6jeer ayaan aday dhig iyo kaadi  iyo kombu tar intaba waa la isaaray lakin all negative ay noqdeen. Waa caloosha dhanka midig xudunta agteeda waana mar mar wuxuu iqabto xanuunka waxaan dareema dibiryo iyo xanuun saaid ah waxaadna mòda inay mesha adeeg tahay waxaan nafisaa markaa is matajiyo cunooyinka oo dhan shaki ayaan ka qaday marka doctore waxaan kaa rabaaa inaa talo isiiso mahad sanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Xanuun zaayid aa dhinaca midig ka dareemaa?
« Reply #1 on: October 27, 2016, 05:08:28 PM »
Waxay noqon kartaa cilald la xiriirto gaaska ama cudurrada ka ag-dhaw, badanaa cilaldaan laguma arko baaristaan dhiig ama kumbuyuutar.
Waxaa lagu fiiriyaa tubada kaamirada leh, Fadlan daawo qoraal faahfaahsan:
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xiniiyo Xanuun iyo Xiniiyo Dheeraansho?

Started by Ahmed Ali MohamoudBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 33252
Last post August 10, 2015, 11:08:40 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Wadna xanuun iyo wadna garaac jogto ah?

Started by Fitah KhanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 4
Views: 32300
Last post September 16, 2016, 09:11:55 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Madax xanuun badan, xanaaq badan hadaan hurdo maskaxda wey shaqeeynee?

Started by AweisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 41614
Last post March 09, 2011, 10:28:48 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29414
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Cuncunka inta u dhaxaysa labada biri ee dilac yar oo xanuun badan wata?

Started by AyanitaBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 48115
Last post November 17, 2009, 07:36:08 PM
by SomaliDoc