Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: dhinac baa i xanuuna markaan xooga socdo?

(1/1)

Nehal ahmed:
Scw wll waxaan rabaa inaan ogaado dhinac baa i xanuuna markaan xooga socdo xaga kalida ah maxaa sababa dr thnks

SomaliDoc:
Waxaa dhici karto in cilladaadu ay lafdhabarta la xiriirto, taasoo cadaadis ku heysa neerfaha quudiyo muruqa dhinacal afdhbarta ee killida ku aadan, fadlan la xiriir dhakhtar si laguu wiisiteeyo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version