Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Timaheygu oo aad u yaraada maxaa u sababa?

(1/1)

Maaji29:
Dr waxaan kuweydiinaya timaheygu aad uyaraada maxaa sababna midkale murugo ama dhexdin aan dareemo maskaxda aad II xanuunta maxay tahay jwb insha alah

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan waxyaabaha keeno timo daadasahda: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=687.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version