Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Nabar aya iga soo baxay dabada?

(1/1)

Ibnu Hajji:
Dr nabar aya iga soo baxay dabada mesha laga saxarooda geeskeeda nabarka wu reesana lkn dheecan uu wada malmo kadib hadana wuu soo bararaa dhaqtar ayaan u tagan waxoo ii soo qoray daawo mid waa jell oo aago ama saniigo ama cirbada dadka lagu doro oo kale u ek waxoo igu yiri isticmaal geedaan kaniini saxarada jilciyana woo ii soo qoray dhaqtarka marka ma dhibaato ayay ii keeni karta jeelkaas ku jiro saniigada ama aagada ee an ku shubaayo dabada

SomaliDoc:
Nabarkaas waxaa loo yaqaanaa "Fistula", ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan waxa keeno iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5618.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version