Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Madax wareer madaxa oo culees iga saran yahay?
Zakiyare555:
asc .
dr waan kaga mahad celinaya howsha u haysid umada islaamka ah ..
waxan rabaa inan halkan kuso ban dhigo xanuun an mudo 2 sano ah la dhibanaaa calamadihisa xanuunkas o an garan wayay ilaa hada ...
. madax warer madaxa o culees iga saran yahy sidi inu bararanyahy o kale .. marka forarsado ama an sijuudo an ka dareemayo inu culays said ah iga saranyahy. o joogto ah wliba.
wareer badan margiyada an ka dareemayo xanuun .
dhafoorada o an xanuun ka daremayo ..
sido kale marki kaadi iqabato badan inaan guux ka darremo madax gaar ahan dhaforada .
indhaha o korkoda iga xanuunaya .
waxyar hadi an qabto shaqo ah inan dareemo culees ad u badan o madaxa ah .
waxaa kalo dareemaya in dhanka calosha xanuun ka jiro sida in ay aad idhibti saliidu o an ku dibiro aana daremo madax xanuun .
waxa leeeyahy kulel iga so baxa jirka ah gaar ahaan dhabarka iyo xabadka ..
waxa kalo leeyhy nabro yaryar o dhabarka iyo xabadka ah o an xanun iyo cuncunba midna lahyd..
wax yar xata cuno o salid leh inaan shumo o cslosha halmar is badasho ..
marka dibiro inaa daremo in hawo galayso xininta bidix .
in caloshaydu halmar isbadalayso marka jilec noqonayso marna adeeg.
inaan ka daremo dhanka mindhicirada hawo ama dibiro ama maeka saxarodo in saxaro igu hartay .
waxa kalo idheer inaa dareemi ekfashin . kadida o mar igubta iyo xiniin xanuun ..
xanuunka inta badan waxa dareema barqadi iyo galabki ...
waxa kalo dareema awood yari ..
xanuunku marku ihaya waxan jclaysan inan jifsado markas o an dareemayo nafis .
dhakhatir wan utagay waxay iga baaran inta badan H PYLORI lkn wuxu noqda baristaydu WEAK REACTIVE dawada la isinaya wax badan iskaga ma garto..
dr maxa talo ah ad isin lahaa xanuunka ad baan ugu dhibaataysanahy waliba madaxa i daran o xata marka so tooso an so toosayo isago ixanunaya ....
SomaliDoc:
Madax xanuunka aad dareemayso waxaa loo yaqaanaa "Sinus Headache", waa nooc ka mid ah madax xanuunka, wuxuuna ka yimaadaa caabuqa ku dhaco sanqada, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
Midda kale, way dhici kartaa inay gaas tahay, ama wax kale, laakiin daawo video-gaan si aad u kala ogaatid xanuunka gaaska iyo xanuuanda kale ee lagu qaldo:
Zakiyare555:
asc dr . marki kaadi iqabato dhaforada waxa ka dareema xanuun iyo hugun . ama sharqan . hugugugugu cml . ... inkasto marka biyo qabow ku shubo u xoga iga ba.o . lkn maxaa sababi kara .. maxayse tahy ciladas ?
shukran dr . illahy haku gudo abaalkaga .
SomaliDoc:
Ma isku aragtay welwel, fakar badan, xanaaq badan, dulqaad yari iyo mararka qaar in aad isku-buuqdo?
Zakiyare555:
haaa wan isku arkay wana leeyahy madax culees walwal isku buuq iyo fakar iyo xanaq iyo dulqaad yari . waxa iidheer ano daremaya awod yari dhanla lugaha ah o an marmar ka baqo inaa dhaco ad modaysid in awodu si kaga maqan tahy iyo kasto an marmar daremo . madaxo idaalaya o an ubaahanayo hurdo . o indhu isku kay cararayan . inkasto an so toosayo madaxo iwarersan . ....
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
Go to full version