Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cilada naaso bararka runti dhib weyn ayaan ku qabaa?

(1/1)

Dada Amiin:
doctore waxan ka codsan lahaa in aad jawaab dag dag ah isiiso waxan qabaa cilada naaso bararka runti dhib weyn  ayaan ku qabaa dhalinyarada lama ciyaari karo kubad ama dabaasha bada iwm
 waxan rabaa in aad ii sheegto dhakhtarka ku haboon in aan u tago si ciladaan i heyso uu wax uga qabto mahadsanid (muqdishu)

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cillada naaso bararka ragga, waxa keeno iyo siyaabaha loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5855.0

Dhakhtarka aad u baahnaan karto waa "Endocrinologist" oo ah dhakhtar ku takhassusay cilladaha hormoonka, waa takhassus aan badanaa aad looga helin wadamada qaarkood.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version